Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Furay Shati-siinta Hay’adaha Bixiya Maaligelimaha yar-yar (microfinance)

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) waxa uu si rasmi ah u shaacinayaa in la bilaabay shati-siinta hay’adaha bixiya maaligelimaha yar-yar ee loo yaqaano (Non-Deposit Taking Microfinance Institutions – NDMFIs).