Shir-cilmiyeedka 4aad ee siyaasadda dhaqaalaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Waxaa magaalada Muqdisho loogu soo gabagabeeyay shir-sanaadeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha, oo uu soo qabanqaabiyay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS).

Waxaa magaalada Muqdisho loogu soo gabagabeeyay shir-sanaadeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha, oo uu soo qabanqaabiyay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS).

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billaabay bixinta shatiyadii ugu horreeyay ee la siiyo shirkadaha bixiya adeegga Caymiska …

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Shati Siiyay Hay’adaha Bixiya Maalgelimaha

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) isaga oo la kaashanaya Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA) iyo Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, waxa uu dadweynaha ku wargalinaya in..

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) waxa uu si rasmi ah u shaacinayaa in la bilaabay shati-siinta hay’adaha bixiya maaligelimaha yar-yar ee loo yaqaano (Non-Deposit Taking Microfinance Institutions – NDMFIs).