Shaqooyin

Shaqo ka helidda Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waxay ku siinaysaa fursad gaar ah oo aad kaga qayb qaadan karto dib-u-dhiska iyo isbeddelka hannaanka maaliiyadda ee dalka. Waxaan u aragnaa shaqaalahayaga mid ka mid ah hantida noogu qaalisan. Waxaan maalgashi ballaaran ku sameynaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha shaqaalahayaga. Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waa goob shaqo oo loo siman yahay. Waxaan kugu dhiiri-gelinaynaa inaad codsato jagooyinka bannaan ee hoos ku xusan ee waafaqsan aqoontaada iyo khibradaada.

Operations Audit Officer

4+ years of experience | Bachelor's degree in Business administration, Financial Management (Accounting major), or related field | Submission Deadline: 27th April 2026

Financial Expert

5+ Year Experience | Master or PhD in Finance | Submission Deadline: May 20th, 2023

Audit Expert

5+ Year Experience | Master or PhD in Finance | Deadline: 01 May, 2023