Warar
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Rukhsadihii Ugu Horreeyay Siiyay Shirkadaha Caymiska Takaful.
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billaabay bixinta shatiyadii ugu horreeyay ee la siiyo shirkadaha bixiya adeegga Caymiska …

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billaabay bixinta shatiyadii ugu horreeyay ee la siiyo shirkadaha bixiya adeegga Caymiska …

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Shati Siiyay Hay’adaha Bixiya Maalgelimaha

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) isaga oo la kaashanaya Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA) iyo Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, waxa uu dadweynaha ku wargalinaya in..

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) waxa uu si rasmi ah u shaacinayaa in la bilaabay shati-siinta hay’adaha bixiya maaligelimaha yar-yar ee loo yaqaano (Non-Deposit Taking Microfinance Institutions – NDMFIs).