Ahmed Hundubey
Agaasimaha Fulinta, Kooxda lacagaha iyo hawsha Bankiga
Mudane Xundubey waxa uu leeyahay waayo-aragnimo ka badan 20 sano oo dhanka bangiyada ah, taas oo uu ka soo helay dalka Maraykanka iyo Kanada, isaga oo la soo shaqeeyay bangiyada Wells Fargo, KeyBank, and the Royal Bank of Canada. Waxa uu shahaadada Master-ka (MA) ee cilmiga Dhaqaalaha ka qaatay Jaamacadda Northern British Columbia.